Podcasts by Codka Ubax

Codka Ubax

Codka Ubax waa podcast uu Ismaaciil kula sheekaysto dad uu u arko in ay saamayn togan ku leeyihiin bulshada, waxa xoogga lagu saari doonaa arrimaha bulshada ee wanaagga ah. 

Further podcasts by Ismaaciil C Ubax

Podcast on the topic Kunst

All episodes

Codka Ubax
SE02EP08 Abwaan Siddiiq Burmad from 2021-01-31T22:10:42.023393

Abwaan Siddiiq Maxamed Burmad waxa laga yaabaa in aad codkiisa ka maqashay BBC Somali oo uu uga warramo Hargeysa. Waxa kale oo codkiisa si aan toos ahayn aad uga maqashay fannaaniin badan. Waa abwa...

Listen
Codka Ubax
SE02EP12 Sucaad Carmiye from 2021-01-31T22:10:42.023393

Isbeddel kasta oo bulshada ku cusubi waxa uu la kulmaa cadaadis iyo cabbudhin. Sucaad Carmiye Odowaa waxa ay go'aansatay in ay halgan u gasho waxa ay aaminsan tahay oo ah xuquuqda dhallinyarada iyo...

Listen
Codka Ubax
SE02EP11 Abwaan Khaliif Faarax Xayir & Socdaalkii Dheeraa from 2021-01-31T22:10:42.023393

Abwaan Khaliif Faarax Xayir isaga oo yar ayuu gurigoodii ka tegay, waa dalmar soo arkay dhul tiro badan oo dalka iyo debeddiisaba ah. Nolol wejiyo badan leh ayuu soo maray, waxa se mar kasta wehelk...

Listen
Codka Ubax
SE02EP10 Ayaan Axmed Caydiid & Suugaanteeda Jacaylka from 2021-01-31T22:10:42.023393

Dumarka suugaanyahanka ahi way kooban yihiin, sidoo kale kuwooda jacaylka ka maansoodaa waa dhawr. Ayaan Axmed Caydiid "Kaaba", waa halabuur suugaanteedu dhaliso hadalhayn joogto ah. Waa maxay saba...

Listen
Codka Ubax
SE02E06 Halgankii SYL Noocee Ayuu Ahaa? from 2021-01-31T22:10:42.023393

Ururrada gobanimadoonka ee Soomaalidu way badnaayeen. In badan waxa laga hadlaa SYL oo lagu sheego in ay ahayd hormoodka ururradaas. Maxaa ka jira, halgan noocee ah ayay se gashay? Waxa aan kala sh...

Listen
Codka Ubax
SE02EP05 Farshaxanka Munira Yussuf from 2021-01-31T22:10:42.023393

Munira Yussuf waa farshaxan wax ku sawirta kombiyuutarka "Digital Artist". Waxsoosaarka Munira ayaa aad looga bartay dalka Sweden iyo qaaradda Yurub oo dhan muddooyinkii u dambeeyay. Munira waxa ho...

Listen
Codka Ubax
SE02EP04 Waayihii & Waxqabadkii Maxamed Baashe X. Xasan from 2021-01-31T22:10:42.023393

Maxamed Baashe X. Xasan waxa uu ku geeriyooday magaalada London, maalintii Khamiistii, 18-kii June 2020. Maxamed waxa uu ahaa qoraa/suxufi/halgamaa jecel horumarinta afka iyo dhaqanka oo uu waxsoos...

Listen
Codka Ubax
SE02EP03 Waa Layga Guursaday from 2021-01-31T22:10:42.023393

Siyaabo kala duwan ayay isu waayi karaan labada jeceli. Waxa ka mid ah faragelin waalid, duruufo bulsho ama isfahandarro labada dhinac ah. Laba ka mid ah sheekooyinkii ugu saamaynta badnaa taxanihi...

Listen
Codka Ubax
SE02EP02 1979: Kulankii Aniga & Cabdi Tahliil from 2021-01-31T22:10:42.023393

Alle ha u naxariisto fannaankeennii weynaa ee Cabdi Tahliil Warsame. Muddo 20 sanno ah oo uu xanuunsanayay ka dib, 5-tii Juun ee 2020-ka ayuu geeriyooday fannaanku. Waxa aan anigu ku xasuusanayaa k...

Listen
Codka Ubax
SE02EP01 Ujeeddada Mahadnaqa from 2021-01-31T22:10:42.023393

Caqabadaha nolosha kula soo gudboonaada oo dhan, waxa lagaga gudbi karaa dhabaradayg iyo samir. Kuwaas wasa sees u ah mahadnaqa Eebbe. Qaybta barnaamijkan oo ah bilowga Season 2 ama Kalka 2-aad, wa...

Listen
Codka Ubax
SE01EP12 Su'aalaha Dhegaystaha 1 from 2021-01-31T22:10:42.023393

Su'aalo badan oo ay dhegaystayaashu soo weydiiyeen daaddihiyaha Codka Ubax ayaa barnaamijkan sal u ah. Amina-Isir ayaa qaybtan gadhwadeen ka ah. Dhegaysi wacan!

Listen
Codka Ubax
SE01EP11 Fathia Absie from 2021-01-31T22:10:42.023393

Bulshooyinka Soomaalidu aad ayay jacaylka u qaddariyaan, una weyneeyaan dhanka fanka iyo suugaanta marka ay tahay. Balse nolosha caadiga ah, isku si uga ma muuqato dhaqankeenna. Waa maxay sababta j...

Listen
Codka Ubax
SE01EP10 Dhaqanka Akhriska ee Sweden from 2021-01-31T22:10:42.023393

Sweden waxa ay aaminsan tahay, ardayga haddii aan afkiisa hooyo lagu barin iskuulka, afafka kalena wax hagaagsan ka baran maayo. Sidee ayay bulshada Soomaalida ee reer Sweden uga faa'idaystaan furs...

Listen
Codka Ubax
SE01EP09 Carruur Cag Weyn 2 from 2021-01-31T22:10:42.023393

Waa sidee xaaladda qoysaska Soomaalida ah ee deggan Sweden? Waxa aan kala sheekaystay Khadra iyo Hana. 

Listen
Codka Ubax
SE01EP08 Sihaam Muumin from 2021-01-31T22:10:42.023393

Waxbarashadu waxa ay ka mid tahay tiirarka horumarka ee ugu waaweyn. Sihaam waxa ay heshay deeq waxbarasho oo Maraykanka ah, maantana waxa ay ka shaqaysaa arrimaha bulshada. Waxa aannu bun ku wada ...

Listen
Codka Ubax
SE01EP07 Sh. Dalmar & Qiimaha Nolosha from 2021-01-31T22:10:42.023393

Nolosha maxaa qiime u yeela, farxadda se miyaa loo shaqaystaa? 

Listen
Codka Ubax
SE01EP06 Abwaan Qalinle & Mushkiladaha Haasaawaha from 2021-01-31T22:10:42.023393

Abwaan Cabdiqaadir Qalinle waa saaxiib ka maansooda jacaylka iyo hawlihiisa. Maanta, Qalinle waxa uu ka faalloonayaa mushkiladaha haasaawaha.

Listen
Codka Ubax
SE01EP05 Koboca Maandooriyaha from 2021-01-31T22:10:42.023393

Bulsho si ay horumar u gaadho, waa in ay jidhka iyo garaadkaba ka korranaataa. Waxa bulshada ku soo badanaya isticmaalka daroogooyinka kala duwan. Waa maxay sababtu, maxaa se la gudboon hay'adaha d...

Listen
Codka Ubax
SE01EP04 Jigjiga & Jeel Ogaadeen from 2021-01-31T22:10:42.023393

Jigjiga

Listen
Codka Ubax
SE01EP03 Carruur Cag Weyn 1 from 2021-01-31T22:10:42.023393

Waa maxay sababta loo la yaabo marka la arko lammaane isku faraxsan, miyaanay ahayn in lala yaabo labada kale. Raggu ma cadow baa, se dumarku ma carruur cag weyn baa?

Listen
Codka Ubax
SE01EP02 Jacaylkii Ceel Afweyn from 2021-01-31T22:10:42.023393

Jacaylkii dhallaannimo

Listen
Codka Ubax
SE01EP01 Waa maxay Podcast? from 2021-01-31T22:10:42.023393

Listen
Codka Ubax
SE02EP17 Jacaylka & Nacasnimada Maxaa Ka Dhexeeya? from 2021-01-31T22:10:42.023393

Marka jacayl dhab ahi ku hayo, waxa kaa tegaya go'aanka. Waxa kugu badanaya dabacsanaanta iyo u hoggaansamidda xaalado aanad beryaha qaar oggolaateen, wax walbana in aad tunka saarato ayaa suurtaga...

Listen
Codka Ubax
SE02EP13 Cisbitaalka Jacaylka from 2021-01-31T22:10:42.023393

Qofku marka uu jidhka ka bukoodo, cisbitaalka ayuu tagaa, daawooyinna ka soo qaataa. Haddii se jacayl ku xumaado, halkee la tagaa? Cisbitaalka Jacaylka kaftan ayaan u haystay, dhegaysi wacan! 

Listen
Codka Ubax
SE02EP09 Dhal Wadaad La Moodyey from 2021-01-31T22:10:42.023393

Tabaha xidhiidhka bulshadu waxa uu la jaanqaadaa hadba casriga la joogo. Sida maanta looga wada hadlo telefoonnada iyo internetka, berigii hore loo ma aqoon. Sidee waalidkeen u xidhiidhi jirey, ma ...

Listen
Codka Ubax
SE02EP14 Difaaca Nebiga from 2021-01-31T22:10:42.023393

Waxa dunida maanta ka jira olole lagu ceebaynayo Nebigeenna Muxammad ?. Waa muhiim in laga dhiidhiyo, laakiin waa sidee habka ugu wanaagsan ee Nebiga ? loogu hiiliyaa? Dhegaysi wacan.

Listen
Codka Ubax
SE02EP20 Suugaanta Weedhsame & Noocyadeeda from 2021-01-31T22:10:42.023393

Abwaan Weedhsame waxa uu macallin ahaa in ka badan 15 sanno, sidee macallinnimadiisu u saamaysaa suugaanta uu abuuro? Sidoo kale xidhiidh noocee ah ayaa ka dhexeeya suugaanta abwaan Weedhsame iyo x...

Listen
Codka Ubax
SE02EP19 Tabaha Hagidda Bulshada from 2021-01-31T22:10:42.023393

Hababka ugu saamaynta badan ee wax loo gudbiyo waxa ka mid ah habka maadda iyo qosolka. Sooraan Ismaaciil waxa uu ku suntan yahay, dedaal badanna geliyaa hagidda bulshada, isaga oo u maraya jidkaa ...

Listen
Codka Ubax
SE02EP18 Dhisidda Kalsoonida Qoyska from 2021-01-31T22:10:42.023393

Hadalhaynta tusaalayaasha togan ayaa inta badan ka saamayn iyo waxtar badan buunbuuninta mushkiladaha taagan. Wax badan ayaynu aragnaa sheekooyinka taban ee qoysaska Soomaalida, waxa se muhiim ah i...

Listen
Codka Ubax
SE02EP16 Maxamed M. Cabdi "Haykal" from 2021-01-31T22:10:42.023393

Inta badan dhaqanka miyiga iyo Soomaalidii hore waxa aynu ku eegnaa indho kalgacayl leh, tusaalooyin badan oo toganna waynu u soo qaadannaa. Dhaqankaasi, saamayn noocee ah ayuu ku leeyahay noloshee...

Listen
Codka Ubax
SE02EP15 Cabdillaahi Xasan Ganey from 2021-01-31T22:10:42.023393

Waa maxay xidhiidhka ka dhexeeya suugaanta Abwaan Cabdillaahi Xasan Ganey iyo waxbarashadiisa, sidee ayay se isu la fal galaan? Heesihiisa oo 70 kor u dhaafay, kuwee ayaad ka taqaannaa, sidoo kale ...

Listen
Codka Ubax
SE01EP01 Waa maxay Podcast? from 2019-12-05T22:00

Support the show (https://paypal.me/pools/c/8oHWE3bMcn)

Listen