DUNIDU UMA DIYAAR GAROOBIN MOWJADA KOBACA BITCOIN QIIMAHIISANE LAGAYAABEE 1. ILAA 10 MILYAN - a podcast by Kiribto Somali Tv

from 2021-02-21T02:32:53

:: ::

Kiribto Somali tv waa Goob Aad ka Baran Karto lacagaha dhijitaalka Ah iyo Tech, yada Blockchain cryptocurrency AfSomali ah iyo Qaab Dhaqaaleedka Cusub Ee dunidu Wajahayso wana Goob La isku dhaafsado Cilmiga tech,yadan Cusub iyo Sidii UMADA Soomaaliyeed Uga Faaiideysan Lahayd lacagaha cryptocurrencyga, waxaad kaloo nagala socan kartaa shabakada kiribto.com ama barteene youtubka www.youtube.com/c/KiribtoSomaliTv?sub_confirmation=1 isticmaal browserka amaanka ah ee xawaarihiisu sareeyo ee brave browser kala soo dag halkan brave.com/?ref=kir251 mahadsanid

Further episodes of Kiribto Somali Media waa Goob Aad Ka Baran Karto lacagaha dhijitaalka Ah iyo Tech, yada Blockchain.

Further podcasts by Kiribto Somali Tv

Website of Kiribto Somali Tv