"Cidkasta oo Itoobiya qabsata balaayay qabsatay" - a podcast by SBS

from 2021-11-10T20:28:01

:: ::

Xaalada dalka Itoobiya ayaa wali cakiran iyadoo ergooyin beesha caalamku ay isku dayayaan inay xal ku soo dabaalaan dalkan colaadu haraysay.

Mohamed Ismail wuxuu hore uga mid ahaa madaxda sare ee ururka ONLF. 

Sidee buu u arkaa colaadan u danbaysay ee qaarka u saartay dalkan in lagu kala tago.

Further episodes of SBS Somali - SBS Afsomali

Further podcasts by SBS

Website of SBS