COVID-19-ka Sydney iyo Jaaliyadda Soomaalida - a podcast by SBS

from 2021-09-19T14:31:16

:: ::

Iyadoo uu xowli u socdo tallaalka dalka oo dhan, Sydney ayaa wali la tacaalaysa COVID-19. Waxaa soo baxaya warar sheegay inuu COVID-19 ku dhacay qaar ka tirsan Jaaliyada Soomaalida ee Sydney.

Mohamed Garabey waxa uu ka mid ah Jaaliyadda Sydney, wuxuu iiga waray xaaladda ka jirta halkaas. 

Further episodes of SBS Somali - SBS Afsomali

Further podcasts by SBS

Website of SBS