Dawlada diidan inay lacagihii Jobkeeper ka soo celiyo shirkado - a podcast by SBS

from 2021-09-03T12:32:59

:: ::

Mucaaradka Federalka iyo kooxo kale ayaa ku cadaadinaya dawlada federalka inay dib uga soo ceshato lacagihii Jobkeerka shirkado la sheegay inay faa'iido badan sameeyeen.

Further episodes of SBS Somali - SBS Afsomali

Further podcasts by SBS

Website of SBS