Feysal Ahmed oo ka tirsan ABS oo ka warramay Tirokoobka (Census) 2021. Somalidana la taliyey - a podcast by SBS

from 2021-08-04T05:41:38

:: ::

Feysal Axmed oo u shaqeeya Australian bureau of Statistics, oo ah hay'adda tirokoobka (census) maamusha, ayaa ka warramaya tirokoobka iyo ujeedadiisa iyo sida ay bulshada Soomaaliyeed ee Ausralia muhiim ugu tahay inay is tiro-koobaan.

Further episodes of SBS Somali - SBS Afsomali

Further podcasts by SBS

Website of SBS