Furitaankii Masaajidka Daru-Salaam ee Melbounre - a podcast by SBS

from 2022-03-31T21:21:05

:: ::

Masaajid cusub oo la yidhaahdo Darusalaam ayaa laga furay xaafadda Preston ee magaalada Melbourne. Qayb ballac ballaadhan ayuu leeyahay masaajidku oo loogu talo galay in bulshadu ka faa'iidaysato sida cayaaraha dhallinyarada iyo xafladaha.

Further episodes of SBS Somali - SBS Afsomali

Further podcasts by SBS

Website of SBS