Hay'adaha la-dagaallanka musuqmaasuqa iyo noocyada musuqmaasuqa - a podcast by SBS

from 2021-11-02T14:18:39

:: ::

Waxaa jira hay'ado la dagaallama musuqmaasuqa siyaasadda oo ka kala jira gobollada NSW iyo VIC. Labadan hay'adood ee NSW Iiyo Victoria, ICAC iyo IBAC - siday u kala horreeyaan - ayaa hadda ku gudo jira baadhitaano. Waxaana muddoba xisbayada siyaasadda heer qaran isla diiddanaayeen in la sameeyo hay'ad heer qaran ah oo la dagaallanta musuq maasuqa. Haddaba maxay qabtaan hay'adaasi?

Further episodes of SBS Somali - SBS Afsomali

Further podcasts by SBS

Website of SBS