Luul Ibrahim waxaa lagu daray gudi muhiim ah - a podcast by SBS

from 2022-03-18T15:27:31

:: ::

Luul Ibrahim iyo Ahmed Hassan oo Somali_Australian ah ayaa xubno ka noqonaya sadexda sano ee soo socda Golaha Dhaqamada kala duwan ee Australia oo ah hay'ad dawlada federalka kala talisa arimaha bulshooyinka dhaqamada kala duwan.

Further episodes of SBS Somali - SBS Afsomali

Further podcasts by SBS

Website of SBS