Settlement Guide: Maxaa lagu kala doortaa daymaha guryaha lagu qaato? - a podcast by SBS

from 2021-10-22T11:39:40

:: ::

Lacagaha daymaha ah ee loo qaato guryaha ayaa leh labo nooc oo kala ah mid dulsaarku is badali karo (variable) iyo mid dulsaarku cayiman yahay intii aad bangiga ku heshiisaan. Labada nooc ee dulsaarka midba wax buu ku fiican yahay waxna waa ku xun yahay.

 

Further episodes of SBS Somali - SBS Afsomali

Further podcasts by SBS

Website of SBS