Settlement Guide: Sidee loo maareeya daymaha la galay xiliga faafka COVID-19? - a podcast by SBS

from 2021-03-09T05:09:50

:: ::

Sanad kadib faafka COVID-19, shacab badan oo Australian ah ayaa ku jira daymo sii kordhaya iyagoo ku tiirsan daymo kala duwan si ay isaga bixiyaan biilasha joogtada ah. Haddaba sidee dayn ula noolaan kartaa una maarayn kartaa dhaqaalahaaga.

 

Further episodes of SBS Somali - SBS Afsomali

Further podcasts by SBS

Website of SBS