Taariiqda xisbiga Laborka Australia - a podcast by SBS

from 2022-04-19T19:59:56

:: ::

Iyadoo doorasho ka dhacayso dalkan 21 bisha May, waxaan halka idiinku soo gudbinaynaa taariiqda xisbiyada waaweyn ee ka qaybgalaya doorashada sanadkan.

Halkan waxaa ka dhagaysan kartaan xisbiga Laborka ee mucaaradka oo hadda isku dayaya inay xukunka qabtaan haddii ay guulasytaan.

Further episodes of SBS Somali - SBS Afsomali

Further podcasts by SBS

Website of SBS