Victoria oo guryo badan oo kuwa dawlada ah dhisaysa - a podcast by SBS

from 2020-11-19T06:47:54

:: ::

Dawlada Victoria ayaa 5.3 billion ku bixinaysa guryo jaban oo loo dhiso dadka dhaqaalaha yar ee u baahan iyadoo liiska dadka guryahaas sugayaa ay sii kordhayaan.

Further episodes of SBS Somali - SBS Afsomali

Further podcasts by SBS

Website of SBS