Waraysi - Tallaalka COVID-19 ee carruurta (5-11jir) Australia - a podcast by SBS

from 2021-12-30T22:39:06

:: ::

Tallaalka COVID-19 ee carruurta  5 jir-ka illaa 11jir-ka  ah ee Australia ayaa 10-ka Jannaayo 2022 la bilaabi doonaa. Fadumo Elmi, Najmo Sa'id iyo Umul-Kheyr Elmi ayaa bixiyey waraysigan wacyi-gelinta ah oo ka hadlaya arrintaa.

Further episodes of SBS Somali - SBS Afsomali

Further podcasts by SBS

Website of SBS