Wasiirkii hore ee arimaha dibadda Soomaaliya oo talo ka bixiyay sida loo xal loogu heli karo khilaafka madaxda dalka - a podcast by SBS

from 2022-01-18T21:24:28

:: ::

Wasiirkii hore ee arimaha dibadda Soomaaliya ayaa soo jeediyay in si xal loogu helo khilaafka soo noqnoqday ee u dhexeeya Madaweynaha iyo Ra'iisul Wasaaraha dalka loo baahan in laga taqaluso jagada RW ha uuna Madaxweynuhu noqdo qofka kaliya ee dalka ka taliya.

Ma ku raacsan tahay taladaas?

Further episodes of SBS Somali - SBS Afsomali

Further podcasts by SBS

Website of SBS