Xiisada u dhaxaysa China iyo Australia oo ka sii daraysa - a podcast by SBS

from 2020-12-06T11:57:48

:: ::

Dawlada Australia ayaa canbaaraysay sawir been abuur ah oo sarkaal ka tirsan China oo barta twitterka dhigay. Sawirka ayaa muujinaysa askari Australian ah oo mindi cunaha uga haya ilmo yar oo Afganistan ah.

Further episodes of SBS Somali - SBS Afsomali

Further podcasts by SBS

Website of SBS