Podcasts by Talk2Me - Ila hadal

Talk2Me - Ila hadal

Hello there!

In this podcast will be an open platform to discuss social and political issues. During the days will be on air according to our calendar.
Currently, we will streaming on 1 or 2 times in the week and we will discuss the top currently issues or interested in our society in west countries.
This podcast will never over the border or abusive any personal dignity in our society or others, only for benefit to our auditions.
Please do not hesitate to contact us.

Further podcasts by MOHAMED AYAANLE

Podcast on the topic Aktuelles aus der Unterhaltung

All episodes

Talk2Me - Ila hadal
Soomaaliya oo noqon doono saaxad wax lagu tijaabsado 4-sano ee soo socota from 2022-05-29T09:27:51

Barnaamijkeena maanta waxaan ku falanqeyn doonaa siyaasada Soomaaliya ee mudada dheer aanan salka laheyn iyo ciidamada Mareykanka uu sheegay in Soomaaliya uu usoo diri doono waxa ay ka dhigantah...

Listen
Talk2Me - Ila hadal
100-ka maalmood ee soo socda iyo madaxweyne Xasan! from 2022-05-17T08:37:53

Madaxweyne Xasan Sheekh Axmed ayaa ku guuleystay doorashada madaxweynimo ee Soomaaliyee 15-ka bisha May ka dhacday teendho ku taala Afasiyooni. Halkaa oo ay Xildhibaanada labada aqal ay ugu codeeye...

Listen
Talk2Me - Ila hadal
Mohamed Hussein "waxaan usoo joogay" #Season 1, Episode 15-1 from 2020-10-05T18:21:46

Todobaadkaan waxaa iila jooga igalana qeyb qaadanayo Mohamed Hussein Elmi oo ka mid ahaa wariyaashii aan isala soo shaqeynay dalka Somalia mudadii 2008-2010 idaacadii GBC xaruunteeda Mogadishu. ...

Listen
Talk2Me - Ila hadal
Ayan Goobe "Waxaan usoo joogay" #Season 1, Episode 15 from 2020-09-25T20:50:55

Todobaadkaan waxaa iigu marti ah Ayan Goobe oo dalka Sweden mudo ku nooleed. Ayaan ayaa nala wadagi doonto wixii ay usoo joogtay.  Available listening platforms    

Sp...

Listen
Talk2Me - Ila hadal
Hassan-Kafi Halane "waxaan usoo joogay" #Season 1, Episode 14 from 2020-09-18T14:37:16

Todobaadkaan waxaa podcast Talk2me " Ila hadal" iigu marti ah Hassan Kaafi Halane oo ah wariye wax ka badan soo shaqeeyay dalka iyo dibada. Halane ayaa nala wadaagi doono waxyaabihii ugu yaabka ...

Listen
Talk2Me - Ila hadal
Zakarie Hussien "Waxaan usoo joogay" #Season 1, Episode 13 from 2020-09-11T17:12:13

Waxaa barnaamijka iigu marti ah maanta Zakarie Hussein oo aan kasoo wada shaqeyney idaacadii GBC ee magaalada Muqdisho. Zakarie ayaa ila wadaagaya wixii uusoo joogay mudadii uu xamar ka shaqeyna...

Listen
Talk2Me - Ila hadal
Mohamed Hasaan Beesaani "waxaan usoo joogay"#Season 1, Episode 12 from 2020-09-07T16:00

Mohamed Hassan Beezaani oo ah sawir-qaade/wariye madax banaan mudo dheerna kasoo shaqeeyay warbaahino kale duwan ayaa maanta iigu marti ah barnaamijka waxaan usoo joogay.   Beesaani ay...

Listen
Talk2Me - Ila hadal
Abdikadir Ahmed "waxaan usoo joogay" #season 1, Episode 11 from 2020-09-04T17:00

Waxaa maanta iigu marti ah Abdikadir Ahmed oo ah muwaadin oo ku nool dalkaan Sweden waxa uu nala wadaagi doono wixii uu usoo joogay mudadii uu faafay fayruska corona. Abdikadir ayaa dhawaan kaso...

Listen
Talk2Me - Ila hadal
Abukar Omarson ”Waxaan usoo joogay” #Season 1, Episode 10 from 2020-08-29T14:30:27

Todobaadkaan waxaa podcast-ga ila falanqeyn doono Abukar Omarson oo ah dhaqaalayahan mudo badan ku sugnaa dalkaan sweden haatana ka shaqeeya wasaarada shaqada waxa uuna la taliye ka yahay xafiis...

Listen
Talk2Me - Ila hadal
Mohamed Nuur "waxaan usoo joogay" #Season 1, Episode 9 from 2020-08-27T21:16:55

Todobaadkaan waxaa iigu marti ah barnaamijka Mohamed Nuur oo ah siyaasi ka shaqeeya xafiiska degmada Stockholm qeybna ka ah xisbiga tala haya ee dalkaan Sweden. 

Mohamed Nuur waa Siy...

Listen
Talk2Me - Ila hadal
AhmedNor Ugas "Waxaan usoo joogay" #Season 1, Episode 8 from 2020-08-24T15:50:10

Barnaamijka ”waxaan usoo joogay” waxaa todobaadkaan ila falanqeyn doono wariye Ahmed Noor Ugas oo ah wariye wax badan kala socda arimaha siyaasada soomaaliyo iyo mareekanka ee uu haatan ku nooly...

Listen
Talk2Me - Ila hadal
Aisha AH. Abdille "waxaan usoo joogay" #Season 1, Episode 7 from 2020-08-20T19:57:39

Todobaadkaan barnaamija "waxaan usoo joogay" waxaa iigu marti ah Aisha AH. Abdille oo arimaha siyaasada soomaaliya aad ula socotay. Aisha waxey kusoo kortay dalka Kenya aadna ugu xiran arimaha d...

Listen
Talk2Me - Ila hadal
Yoonis Khaliif "waxaan usoo joogay" #Season 1, Episode 6 from 2020-08-17T16:00

Yoonis Khaliif oo ah siyaasada kana shaqeeya arimaha bulshada ayaa todobaadkaan marti iigu ah barnaamijka waxaan usoo joogay isagoo taariikh guud ka bixin doono siyaasadihii soo guur guuray wixi...

Listen
Talk2Me - Ila hadal
Hodan Toosh "Waxaan usoo joogay" Season 1, Episode 5 from 2020-08-14T13:36:11

Todobaadkaan waxaa barnaamijka iigu marti ah Hodan Toosh oo ah gabar aad ugu shaqeyso arimaha bulshada kuna sugan dalkaan Sweden. Hodan waxa ay talso siin iyo wacyi galin ka wada haatan xaafada ...

Listen
Talk2Me - Ila hadal
Wariye AbdiFatah Hassan - Waxaan usoo joogay #Season 1, Episode 4 from 2020-08-13T20:33:13

Barnaamijka maanta waxa iigu marti ah Wariye AbdiFatah Hassan agaasimaha halgaran.com haatan ku nool dalka Jarmalka iyo wixii uu soo joogay.


Available listening platforms

...

Listen
Talk2Me - Ila hadal
Wariye Ahmed Laqaaye- Waxaan usoo joogay #Season 1, Episode 3 from 2020-08-07T18:18:24

Barnaamijka waxaan usoo joogay Wariye Ahmed Laqaaye iyo sooyoolkiisa shaqada saxaafada laga soo bilaabo Mombasa ilaa Mogadishu. Wariye Ahmed Laqaaye oo aan mudo dheer is naqaano ayaa caawa marti...

Listen
Talk2Me - Ila hadal
Ismail Ali - “Waxaan usoo joogay # S1-Episode 3 from 2020-08-07T18:09:43

Todobaadkaan waxaa iigu marti ah Ismail Ali oo ah muwaadin arimha bulshada aad uga shaqeeyo oo ku nool dalkaan Sweden.  Waxaan usoo joogay waa barnaamij aan dooneyno inana ku aruurino dhacd...

Listen
Talk2Me - Ila hadal
Dr. Najma: Waxaan usoo joogay xiligii Coronavirus, #Season1, Episode 2 from 2020-06-25T19:12:36

Available listening platforms

---- Podcast ---

Anchor https://anchor.fm/mohamed-ayaan...

Listen
Talk2Me - Ila hadal
Faa'idooyinka Gym-ka #Season1, Episode 1 from 2019-10-24T08:48:33

Barnaamijka Sahanka

Barnaamijka Sahanka oo noqon doono mid todobaadla ah ayaan ku falanqeyn doonaa hadba wixii aan u aragno in uu bulshada kusoo kordhin karo.

Todobaadkaan waxan ku...

Listen
Talk2Me - Ila hadal
Trailer: Ilahadal podcast #Season1 from 2019-10-15T08:08:54

Sahanka Taariikhda Soomaalida

Waa barnaamij aan ugu talagalnay inaan ku wareysano soomaalida qurba joogta ah waxa uu noqon doonaa barnaamijka mid todobaadla ah oo aad ka ...

Listen