SE02E06 Halgankii SYL Noocee Ayuu Ahaa? - a podcast by Ismaaciil C Ubax

from 2021-01-31T22:10:42.023393

:: ::

Ururrada gobanimadoonka ee Soomaalidu way badnaayeen. In badan waxa laga hadlaa SYL oo lagu sheego in ay ahayd hormoodka ururradaas. Maxaa ka jira, halgan noocee ah ayay se gashay? Waxa aan kala sheekaystay qoraa Sayid Axmed Dhegey oo ku nool dalka...

Further episodes of Codka Ubax

Further podcasts by Ismaaciil C Ubax

Website of Ismaaciil C Ubax