SE02EP01 Ujeeddada Mahadnaqa - a podcast by Ismaaciil C Ubax

from 2021-01-31T22:10:42.023393

:: ::

Caqabadaha nolosha kula soo gudboonaada oo dhan, waxa lagaga gudbi karaa dhabaradayg iyo samir. Kuwaas wasa sees u ah mahadnaqa Eebbe. Qaybta barnaamijkan oo ah bilowga Season 2 ama Kalka 2-aad, waxa aynu ku eegi doonnaa muhiimadda mahadnaqu u leeyahay...

Further episodes of Codka Ubax

Further podcasts by Ismaaciil C Ubax

Website of Ismaaciil C Ubax