SE02EP10 Ayaan Axmed Caydiid & Suugaanteeda Jacaylka - a podcast by Ismaaciil C Ubax

from 2021-01-31T22:10:42.023393

:: ::

Dumarka suugaanyahanka ahi way kooban yihiin, sidoo kale kuwooda jacaylka ka maansoodaa waa dhawr. Ayaan Axmed Caydiid "Kaaba", waa halabuur suugaanteedu dhaliso hadalhayn joogto ah. Waa maxay sababtu? Dhegaysi wacan. 

Further episodes of Codka Ubax

Further podcasts by Ismaaciil C Ubax

Website of Ismaaciil C Ubax