SE02EP18 Dhisidda Kalsoonida Qoyska - a podcast by Ismaaciil C Ubax

from 2021-01-31T22:10:42.023393

:: ::

Hadalhaynta tusaalayaasha togan ayaa inta badan ka saamayn iyo waxtar badan buunbuuninta mushkiladaha taagan. Wax badan ayaynu aragnaa sheekooyinka taban ee qoysaska Soomaalida, waxa se muhiim ah in sidoo kale xoogga la saaro sootebinta kuwa guulaystay....

Further episodes of Codka Ubax

Further podcasts by Ismaaciil C Ubax

Website of Ismaaciil C Ubax