SE02EP19 Tabaha Hagidda Bulshada - a podcast by Ismaaciil C Ubax

from 2021-01-31T22:10:42.023393

:: ::

Hababka ugu saamaynta badan ee wax loo gudbiyo waxa ka mid ah habka maadda iyo qosolka. Sooraan Ismaaciil waxa uu ku suntan yahay, dedaal badanna geliyaa hagidda bulshada, isaga oo u maraya jidkaa aynu hore u soo sheegnay. Waxaannu ku sheekaysannay...

Further episodes of Codka Ubax

Further podcasts by Ismaaciil C Ubax

Website of Ismaaciil C Ubax