100-ka maalmood ee soo socda iyo madaxweyne Xasan! - a podcast by MOHAMED AYAANLE

from 2022-05-17T08:37:53

:: ::

Madaxweyne Xasan Sheekh Axmed ayaa ku guuleystay doorashada madaxweynimo ee Soomaaliyee 15-ka bisha May ka dhacday teendho ku taala Afasiyooni. Halkaa oo ay Xildhibaanada labada aqal ay ugu codeeyeen. Barnaamijkaan ayaa ku falaqeyn doonaa waxyaabaha horyaala madaxweyne Xasan Sheekh 100-ka maalmood ee soo socota.
Arrimaha aan ku lafagurnay barnaamijka waxaa ka mid ah:-

Siyaasada
Ammaanka
Xiriirka dowlada dariska
Fadaraalka
Faragalinta dowlada shisheeye
Arinta Al-shabaab

Barnaamijka waxaa igala qeyb galaya Cumar Macalin oo ah siyaasi bartayna culuumta siyaasada sidoo kalana falanqeeya arrimaha geeska Afrika.


---

Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/mohamed-ayaanle/message

Further episodes of Talk2Me - Ila hadal

Further podcasts by MOHAMED AYAANLE

Website of MOHAMED AYAANLE